Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsHogaamiyayaasha TPLF oo Hanjabaad Udiray Getachew Reda.

Hogaamiyayaasha TPLF oo Hanjabaad Udiray Getachew Reda.[DHAGEYSO]

Warsaxaafadeed ay magaalada Maqalla ee caasimadda ismaamulka Tigreega ay kasoo saareen hogaamiyayaal katirsan kooxdaas ayaa waxa ay hajabaad ugu direen madaxweynahooda oo lagu magacaabo Getachew Reda.

Waxa ay sheegeen iney xilka ka tuurayaan Reda, iyadoo ku eedeeyay in uusan waxba ka qaban masuuliyaadka saaran.

Qodobada heshiiskii ay la galeen Itoobiya ayay tilmaameen in maamulka TPLF uusan wax horumarro ah ka sameynin, sidaas darteedna ay ku howlan yihiin xilka ka tuurista Getachew Reda oo ah madaxweynaha ku meel gaarka ah ee ismaamulka Tigree.

Halkaan ka Degso Warka TPLF

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.