Monday, July 7, 2025
HomeAll NewsHogaamiye Mucaarad ah oo Siyaasadda Xasan Sheekh ku Sifeeyay Mid Caqli Darro...

Hogaamiye Mucaarad ah oo Siyaasadda Xasan Sheekh ku Sifeeyay Mid Caqli Darro ku Dhisan.

C/raxmaan C/shakuur oo kamid ah hogaamiyayaasha mucaaradka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu eedeymo ujeediyay Xasan Sheekh.

Siyaasadda uu wado Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayuu ku sifeeyay mid caqli darro ku dhisan, iyaguna aysan ka daali doonin iney sheegaan khaladaadka uu ku dhaqaaqayo.

Halkaan ka Degso Warka Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.