Tuesday, April 15, 2025
HomeUncategorizedHogaanka Ciidanka Shisheeye oo ka Cabanaya Muashaar La'aan Heysata Muddo Sanad ah.

Hogaanka Ciidanka Shisheeye oo ka Cabanaya Muashaar La’aan Heysata Muddo Sanad ah.

Ciidamada shisheeye ee kusoo duulay dalka ayaa niyad jab ka qaaday dhaqaale la’aanta haysata hawlgalka la loogu magacdaray AUSSOM iyo mushaar la’aanta ay la daalacayaan muddo bilooyin ah.

Hawlgalka magaciisa loosoo gaabiyo AUSSOM ayaa ku dhaw inuu uburburo dhaqaale la’aan, kadib markii ururka Midowga Afrika uu uwaayay dhaqaale uu kusii wado.

Mas’uul katirsan ururkan oo la hadlayay Qaramada Midoobay ayaa aad uga deriyay xaaladda hawlgalkan, isagoo sheegay in jiritaankiisa uu wajahayo khatar wayn.

Halkaan ka Degso Warka Shisheeye

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.