Thursday, June 19, 2025
HomeUncategorizedHowlgal Askar Lagu Dhaawacay oo ka Dhacay Gobalka Bakool.

Howlgal Askar Lagu Dhaawacay oo ka Dhacay Gobalka Bakool.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal qorsheysan oo khasaare dhaliyay waxa ay ka fuliyeen gobalka Bakool.

Howlgalka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay afaafka hore ee degmada Waajid oo katirsan gobalka Bakool.

Ciidamo dhaqdhaqaaq ka waday halkaas ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerar ku eekeeyeen, waxaana halkaasi lagu gaarsiiyay khasaare.

Inta la xaqiijiyay waxaa howlgalkaan lagu dhaawacay 3 askari oo katirsan maamulka la baxay Koonfur-galbeed, kuwaas oo uu ku jiray sarkaal Taliye Unug ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.