Wednesday, June 4, 2025
HomeAll NewsHowlgal Askar Lagu Dilay oo ka Dhacay Duleedka Degmada Halgan ee Gobalka...

Howlgal Askar Lagu Dilay oo ka Dhacay Duleedka Degmada Halgan ee Gobalka Hiiraan.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay maanta howlgal qorsheysan ka fuliyeen, duleedka degmada Halgan ee gobalka Hiiraan, kaas oo lagu beegsaday askar katirsan Dowladda Fedaraalka.

Howlgalka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay deegaanka “Miir-qooleey” ee dhacda duleedka degmada Halgan ee bariga gobalka Hiiraan, waxaana ka dhashay khasaare nafeed.

Ugu yaraan 2 askari ayaa Dowladda Fedaraalka looga dilay howlgalkaan, kuwaas oo midkood meydkiisa laga cararay, halka lagu soo furtay Mooto ay wateen ciidanka la beegsaday.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.