Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal qorsheysan oo khasaare dhaliyay waxa ay ka fuliyeen, deegaan ku yaalla gobalka Mandheera oo katirsan dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.
Howlgalka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacy deegaanka Shimbir Faadumo oo hoostaga degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheera oo ay gumeysato Kenya.
Inta la xaqiijiyay 2 xubnood oo Keenyaan ah ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku dileen ku dileen, howlgalkaan qorsheysan ee ay ka fuliyeen gobalka Mandheera.