Waxaa sii karaar qadaatay colaadda ka taagan mandiqadda loogu yeero Bariga-dhexe, taas oo u dhaxeysa maamulka gumeysiga Yahuudda oo garab ka helaya Mareykanka iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan.
Iiraan ayaa qaaday tallaabo la saadaalinayay, iyadoona weerar Sawaariikh loo adeegsaday waxa ay caawa ku qaaday, saldhigyada ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin magaalada Dowxa ee caasimadda dalka Qadar.