Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ayaa waxa ay markale saawaariikh xooggan ku garaacday, deegaannada uu xoogga ku heysto maamulka gumeysiga Yahuudda oo ay ugu horreyso magaalada Tel-Aviv.
Khasaare baaxad leh oo isugu jira naf iyo maal ayaa maamulka Yahuudda kasoo gaaray sawaariikhda uu kala kulmayo Iiraan, xukuumadda Tehran ayaana diiday wax wadahadal ah oo la gasho Kayaanka Suhyuuniga ah.