Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsImaaraatka oo Qorsheynaya inuu Maamulka Puntland ka Dhigo Mid Gooni-ugoosad ah.

Imaaraatka oo Qorsheynaya inuu Maamulka Puntland ka Dhigo Mid Gooni-ugoosad ah.

Wargeysyo caalami ah ayaa qoraya in Imaaraat-ka Carabtu qorsheynayo inuu maamulka la baxay Puntland ka dhigo maamul gooni ogoosad ah oo ka madax banaan Dowladda Fedaraalka.

Xukuumadda Imaaraat-ka Carabta oo lagu yaqaan shirqoollada ka dhanka ah wadamada Muslimiinta, oo ay kamid tahay kala qeybintooda iyo iney malleeshiyaad hubeysan ka aas-aasto, ayaa waxaa qorshe ka dhan ah Soomaaliya oo ay wado warbixin ka ka qoray wargeys kasoo baxa dalka Ingiriiska.

Halkaan ka Degso Warka Imaaraatka Carabta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.