Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta weerar ku qaaday saldhig ay askar katirsan Dowladda Fedaraalka ku leeyihiin, degaanka Cadaan-Laxeey ee hoostaga demada Ruun-Nirgood oo kamid ah gobolka Sh/Dhexe.
Weerarkaasi waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana lagu dilay 5 askari halka lagu dhaawacay 8 kale.
Hawlgalkan ayaa kusoo aadaya xilli shalay galab dagaal ka dhacay duleedka degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan lagu dilay, 3 askari oo katirsan ciidanka Dowladda Fedaraalka, mid kalena nolosha lagu qabtay.