Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsIn ka Badan 100 Xildhibaan oo Xasan Sheekh Ugu Baaqay inuu is...

In ka Badan 100 Xildhibaan oo Xasan Sheekh Ugu Baaqay inuu is Sasilo.[DHAGEYSO]

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen 103 xildhibaan oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay eedeymo ugu jeediyeen Xasan Sheekh.

Xildhibaannada ayaa tilmaamay in Xasan Sheekh uu ku tuntay shrucuudii ay dajisteen, iyagoona ugu baaqay inuu iska casilo xilka madaxtinimada.

Waxa ay sheegeen in mudadii saddaxdi sano aheyd ee lasoo dhaafay uusan waxba hanbeyn Xasan Sheekh, haddii uu xilka sii hayana uu dalka haadaan kasii ridi doona.

Halkaan ka Degso Warka Xasan Sheekh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.