Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsIn ka Badan 120 Askari oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqday Dagaalladii...

In ka Badan 120 Askari oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqday Dagaalladii Aadan-Yabaal.[BAYAAN]

Taliska Millatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warxaafadeed kasoo saaray, khasaaraha cuslus ee ciidamada Dowladda Fedaraalka ku gaaray dagaalladii maanta ka dhacay degmada Aadan Yabaal iyo duleedkeeda.

Ugu yaraan 55 askari ayaa bayaanka lagu sheegay in lagu dilay weerarada kuwaas oo intooda badan meydadkooda looga cararay goobta dagaalka, halka lagu dhaawacay 71 kale.

Waxaa intaa dheer oo weerarada lagu qabtay tiro maxaabiis ah, iyadoo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gacanta ku dhigeen gaadiid hub iyo saanado ciidan.

Sidoo kale waxaa bayaanka lagu xusay, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay maanta la wareegeen deegaanka Yasooman ee gobalka Hiiraan.

Halkaan ka Degso Bayaanka

Halkaan ka Akhriso Bayaanka oo PDF ah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.