Waxaa sii kordhay khasaaraha dagaalkii maanta ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kula wareegeen degaanka Ceel-Hareeri ee gobolka Hiiraan.
Dhimashada ayaa gaartay illaa 9 askari, halka dhaawacnu marayo 19 kale, waxaana helanay qaar kamid ah magacyada askarta dhimashada iyo dhaawaca ku noqday dagaalkaas oo ay saraakiili ku jiraan.
Askarta la dilay ee aan magacyadooda helnay waxaa kamid ah:
Cabdi Xuseen Kumi waa sarkaal.
Muuse Boolow Guure.
Sido kale askarta dhaawaca ah ee magacyadooda la helay waxaa kamid ah:
Daahir Maxamed Sabriye Iley.
Cabdullaahi Xuseen Bool.
Muumin Yuusuf Afraxow.
Cusmaan Sabriye Xareed waa Sarkaal.
Ciise Muxumed Saraawe (Ciise Beerlaab).
Cabdi Cabdullaahi Toosane.