Xarakada Mujaahdiinta Al-Shabaab ayaa war-Saxaafadeed kasoo saartay dagaalladii saakay ka dhacay degaanka Abooreeey ee gobolka Hiiraan.
War-Saxaafadeed ayaa lagu sheegay khasaaradha hordhaca ah ee isugu jira dhimashada iyo dhaawac oo saakay halkaasi ku gaaray ciidanka Dowladda Fedaraalka.
Tirada Hordhaca ee dhimshada waa 51 askari oo isugu jira saraakiil iyo askar, sida lagu sheegay bayaanka.Halkan ka Degso War-Saxaafedeedka.