Thursday, April 17, 2025
HomeWarka GudahaIn ka Badan 50 Askari oo Lagu Dilay Dagaallo ka Dhacay Deegaanka...

In ka Badan 50 Askari oo Lagu Dilay Dagaallo ka Dhacay Deegaanka Aboorreey.[BAYAAN]

Taliska Milltariga ee ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray, dagaalladii cuslaa ee maanta ka dhacay deegaanka Aboorrey ee gobolka Hiiraan.

Dagaalladaan ayaa lagu dilay 53 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka, islamarkaana ay ku jiraan saraakiil ciidan, halka lagu dhaawacay 87 kale.

Halkan ka Degso War-Saxaafadeedka.

 

Halkan ka Degso Asigoo Cod ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.