Cabdi-Raxmaan Cabdi Shakuur oo kamid ah xillibaannada Baarlamaanka Dowladda Fedearaalka, mucaaradna ku ah nidaamka Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa isbar-bar dhig ku sameeyay Dowladda Federaalka iyo xukuumaddii Kaabul ee uu hogaaminayay Ashraf Ghani.