Iyadoo madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu wado isku day lagu soo afjarayo dagaalka Ukraine, oo aaney ku qanacsaneyn dowladaha Yurub iyo Ukraine, ayay reer Yurub waxay ku jiraan xaalad heegan ah.
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegay in dhankeeda ay diyaar u tahay, iney ciidamo milliteri u dirto dalka Ukraine, si ay qeyb uga qaataan difaaca dalkaas.