Saturday, April 12, 2025
HomeAll NewsInka Badan 13,000 oo Falastiiniyiin ah oo ku Dhaawacmay Xasuuqii Qaza oo...

Inka Badan 13,000 oo Falastiiniyiin ah oo ku Dhaawacmay Xasuuqii Qaza oo Sugaya Caafimaad Dibadda ah.

Iyadoo lagu dhawaaqay xabbad-joojin ka dhacda marinka go’adoonsan ee Qaza, ayaa waxaa la ogaaday heerka uu la egyahay dadka ku dhaawacmay dagaalka xasuuqa ah ee 15-ka bilood ka sacday Marinka, waxayna tiradooda wasaaradda caafimaadka ee Qaza ku sheegtay inay gaarayaan illaa 111,166 qof oo dhaawac ah.

Xafiiska Warbaahinta Dowladda ee Marinka Qaza ayaa sidoo kale diiwaan geliyay, in dadka dhaawaca ah ee ubaahan baxnaaninta mudada dheer ay  gaarayaan 15 Kun oo Qof, sidoo kale wasaaradu waxay sheegtay in tirada dadka curyaamay ay gaarayaan 4,500 oo qof, iyadoo boqolkiiba 18% dadkaas ay ahaayeen carruur, halka 12,700 oo qaba dhaawacyo halis  ah ay ayaguna u baahan yihiin in dibadda loo qaado.

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.