Muuqaal ay baahisay Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa lagu soo bandhigay weerar lagu qaaday, isbaaro ciidamo katirsan Dowladda Federaalka u taallay qeybo kamid ah degmada Dharkenley.
Weerarka oo dhacay xilli habeen ah ayaa lagu daawanayaa iyadoo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ay markeliya rasaas huwinayaan ciidanka halkaasi ku sugnaa, iyagoo dilay askar, hub ciidanna soo furtay.