Saturday, June 14, 2025
HomeDuruusIsku Socodka Gaadiidka oo Hakad Galay Kadib Roobab Mahiigaan ah oo ka...

Isku Socodka Gaadiidka oo Hakad Galay Kadib Roobab Mahiigaan ah oo ka Da’ay Garoowe.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ka da’ay roob Mahiigaan ah oo hakad geliyay isku socodka gaadiidka iyo dadka.

Arrintan ayaa timid kadib markii ay biyo badan kusoo fataheen magaalada, islamarkaana ay saameeyeen buundooyinkii ay dadka iyo gaadiidku isticmaalayeen.

Gudaha magaalada waxaa buux-dhaafiyay biyo aad ubadan, kuwaasoo ka dhashay roobkii ka da’ay halkaasi, balse aan geysan waxyeello nafeed ama mid hantiyeed.

Halkaan ka Degso Warka Garoowe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.