Mid kamid ah dhibaatooyinka la dagay qaar kamid ah bulshada Soomaaliyeed waa isticmaalka baraha bulshada, kuwaas oo dad badan seejiyay waqtigooda islamarkaana dhaxal siiyay dhibaatooyin caafimaad iyo kuwa kale.
Macallimiinta iskuullada ku yaalla magaalada Dhoobley ee gobalka Jubada-hoose, ayaa waxa ay sheegeen in isticmaalka baraha bulshada ay dhibaato weyn dhaxalsiiyeen ardayda.
Halkaan ka Degso Warka Dhoobley