Friday, June 6, 2025
HomeAll NewsIsticmaalka Shilin Soomaaliga oo ku Yar Baladweyne iyo Shacabka oo Cabasho ka...

Isticmaalka Shilin Soomaaliga oo ku Yar Baladweyne iyo Shacabka oo Cabasho ka Muujiyay.

Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyne ayaa cabasho ka muujiyay isticmaalka lacagta Dollarka iyagoo ku baaqay in dib loogu soo celiyo lacagta shilin Soomaaliga oo aan laga isticmaalin magaaladaas.

Kadib sanado badan oo ay dadka ku nool magaalada Baladweyne isticmaalayeen lacagta Doollarka Mareykanka, waxayna cabasho kamuujiyeen dhibaatooyin ay ku qabaan, waxayna dalbadeen in loosoo celiyo lacagta shilin Soomaaliga, oo aan in muddo ah laga isticmaalin magaaaldaas.

Qaar kamid ah shacabka ku nool Baladweyne, ayaa warbaahinta la wadaagay dhibaatooyin ay ku qabaan Dollarka iyo faa’iidooyinkii uu ulahaa shilinka Soomaaliga.

Halkaan ka Degso Warka Baladweyne

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.