Friday, June 6, 2025
HomeAll NewsItoobiya oo Gobolka Tigray ka Hirgalisay Jabhad ay Kula Dagaallameyso Kooxda TPLF.

Itoobiya oo Gobolka Tigray ka Hirgalisay Jabhad ay Kula Dagaallameyso Kooxda TPLF.

Jabahadaan uu Abiy Axmed ka dhexdhisay gudaha gobolka Tigreyga gaar ahaan dhanka koonfurta ee gobolkaasi, ayay xoguhu tilmaamayaan in ujeedadeedu tahay sidii uu ugula dagaallami lahaa maleeshiyaadka TPLF.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gobalka ka socday abaabulo uu Abiy Axmed ugu jiray dhisidda Jabhaddaan, isago adeegsanaya siyaasad ka duwan tii uu horay ugu wajahay gobalka sida ay warbixinnadu sheegayaan.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in jabhaddaan lagu soo tababaray goballa Canfarta iyo qeybo kamid ah gobalka Tigreega, ayna ka kooban tahay qowmiyadaha dega labadaas gobal.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.