Saturday, May 3, 2025
HomeAll NewsItoobiya oo Lagu Eedeeyay Iney Askareyn Khasab ah ka Wado Gobalka Oromiya.

Itoobiya oo Lagu Eedeeyay Iney Askareyn Khasab ah ka Wado Gobalka Oromiya.

Xogo la helayo ayaa tilmaamaya in Dowladda Xabashida Itoobiya ay billawday, in ay si khasab ah ku askareyso dadka shacabka ah ee ku dhaqan gobalka Oromiya ee gudaha dalkaas.

Tallaabooyinkaan askareynta ah ayaa lasoo warinayaa iney sababeen dhimasho iyo dhaawac, kadib markii ay askartu rasaas ku fureen qaar kamid ah dadka shacabka ah oo iska diiday tallaabadaan awood sheegashada ah.

Mid kamid ah xarumaha ay leedahay Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa si khasab ah loogu xareeyay dhalinyaro badan, iyadoona xeendaab lagu wareejiyay.

Bannaanka howlka ayaa waxaa tuban waalidiinta dhalinyarada ay raafeen ciidanka xabashida Itoobiya ee loo awood sheegtay, islamarkaana ay dowladdu dooneyso iney ku biiriso ciidankeeda.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.