Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsItoobiya oo Mucaaradka Eritrea u Ogolaatay Iney Xafiisyo ka Furtaan Magaalada Adis...

Itoobiya oo Mucaaradka Eritrea u Ogolaatay Iney Xafiisyo ka Furtaan Magaalada Adis Ababa.

Khilaaf oo aad uxooggan ayaa soo kala dhexgalay dowladaha Eritrea iyo Itoobiya, kasoo sababay iney labadan dhinac xaalkoodu gaaro illaa heer ay xiisad dagaal ka dhexbillaabato.

Iyadoo taasi ay jirto ayey markan xukuumadda Itoobiya waxay magaalada Adis Ababa u ogolaatay iney xafiisyo furtaan, urur mucaarad ku ah madaxweynaha Eritrea, kaasoo usacyinaya inuu afgemiyo ninka in kabadan 30 sano dalkaasi madaxweynaha ka ah.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.