Wednesday, May 14, 2025
HomeAll NewsItoobiya oo Xirtay Dhaqaatiir ka Cabaneysa Mushaar La'aan.

Itoobiya oo Xirtay Dhaqaatiir ka Cabaneysa Mushaar La’aan.[DHAGEYSO]

Waxaa shalay wadanka Itoobiya ka dhacay banaabax ay dhaqaatiirta ka hawlgala inta badan isbitaallada ku yaalla wadankaasi kaga cabanayaan mushaar la’aan, iyagoo dhan kale ku dhawaaqay shaqo joogin.

Sawirro lagu faafiyay bartaha bulshada islamarkaana adeegsaneyso warbaahinta ayaa muujinaya, qaar kamid ah isbitaallada waa wayn oo albaabada la isugu dhuftay.

Xukuumadda Adisb Ababa ayaa kacdoonka ay sameeyeen dhaqaatiriirtan ee saameeyay wadankaasi kaga jawaabtay iney xirxirto qaar kamid ah dadkii hor kacayay dibadbaxayaasha.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.