Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsItoobiya oo Xirtay Safiirkeedii Hore ee u Fadhiyay Muqdisho.

Itoobiya oo Xirtay Safiirkeedii Hore ee u Fadhiyay Muqdisho.[DHAGEYSO]

Waxaa maalintii shalay magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ay dowladda Xabashida Itoobiya ku xirtay, safiirkeedii hore ee u fadhiyay magaalada Muqdisho.

Safiirkii hore ee Xabashida u fadhiyay Muqdisho islamarkaana lagu xiray magaalada Adis Ababa ee caasimadda Itoobiya ayaa lagu magacaabaa Jamaalud-Diin Mustaf Cumar.

Ninkaan ayaa waxa ay xiriir dhaw lahaayeen hogaamiyaha Xabashida ugu magacaaban dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos jira gumeysigeeda, illaa iyo haddana ma cadda sababta rasmiga ah ee ay Itoobiya u xirtay ninkaan.

Halkaan ka Degso Warka Safiirka la Xiray

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.