Thursday, May 8, 2025
HomeAll NewsJabhad ka Dhan ah Dowladda Xabashida Itoobiya oo Looga Dhawaaqay Dalka Eretrea.

Jabhad ka Dhan ah Dowladda Xabashida Itoobiya oo Looga Dhawaaqay Dalka Eretrea.

Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afawerki ayaa ku dhawaaqay jabhad la dagaallami doonta xukuumadda Adis Ababa, taasoo uu rabo iney ka weerarto dhanka gobolka Canfarta, halkaasi oo ay labada dowladood dhaqdhaqaaqyo ka wadaan.

Jabhaddan ayaa waxaa sameynteeda ka qeyb qaadanaya wasiir dhawaan ka goostay maamulka Canfarta kaasoo ku sugan dalka Eritrea.

Halkaan ka Degso Warka Jabhadda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.