Tuesday, May 20, 2025
HomeAll NewsJabuuti oo ku Howlan Musaafurinta Dadka u Dhashay Soomaaliya, Yeman & Itoobiya.

Jabuuti oo ku Howlan Musaafurinta Dadka u Dhashay Soomaaliya, Yeman & Itoobiya.

Xukuumadda Ismaaciil Cumar Geelle ayaa bilowday iney qabqabto islamarkaana xirxirto dadka kasoo jeeda dalalka Soomaaliya, Yaman iyo Itoobiya.

Boqolaal qof ayaa lagu qabtay hawlgal raaf ah oo ka dhacay wadankaasi, dadka la qabqabanayo ayaana ah kuwo aan ogolaasho u haysan iney dalkaasi deganaansho ka helaan.

Dadka Soomaaliyeed ee la musaafurinayo ayaa aad uga xumaaday iney soo musaafuriyaan dadyow kale oo Soomaali unasab sheegta, walibana laga musaafuriyo dhulkooda.

Halkaan ka Degso Warka Jabuuti

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.