Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsJanaraal Sheegay in Gurigiisa Laga Dhacayo oo Dagaal ku Hanjabay.

Janaraal Sheegay in Gurigiisa Laga Dhacayo oo Dagaal ku Hanjabay.[DHAGEYSO]

Ninkaan oo lagu magacaabo Janaraal Koronto kana mid ah Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay, in guri uu tilmaamay inuu isagu leeyahay uu si gardarro ah uga xukumay, Saalax Dabaan oo ah gudoomiyaha maxkamadda gobalka Banaadir ee Dowladda Fedaraalka.

Guriga ayuu tilmaamay inuu uheysto dekomintiyo sharci ah, isagoo dalka dibaddiisa ku maqanna ay maxkamaddu ka xukuntay, gudoomiye Saalax ayuuna xusay inuu yahay nin aan uqalmin xilka uu hayo.

Waxa uu intaaas ku daray in Dowladda Fedaraalka ay bahdishay saraakiishii hore ee iyada katirsanaa, isagoo tusaale usoo qaatay Janaraal Goordan oo dhawaan magaciisa lagu baday sarkaal kale oo shisheeye, waxa uuna geesta kale ku hanjabay in haddii aan laga dul qaadin ciidan gurgiisa la dul dhigay uu wixii dhaco masuuliyadeeda qaadanayo gudoomiye Saalax.

Halkaan ka Degso Warka Janaraalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.