Tuesday, April 8, 2025
HomeAll NewsJanaraal Sheegoow oo ku Geeriyooday Isbitaal ku Yaalla Muqdisho.

Janaraal Sheegoow oo ku Geeriyooday Isbitaal ku Yaalla Muqdisho.

Sheegoow oo ahaa Janaraal katirsan Dowladda Fedaraalka, sido kale ahaa nin maxbuus ah oo iyada uxiran, ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa lasoo darsay xanuunka kansarka.

Isbitaalka Difgeer ee magaalada Muqdisho ayaa la geeyay kadib markii ay xaaladdiisu kasii dartay, waxaana uu maalmahan ku xanuunsanayay halkaasi.

Ugu dambeyn isbitaalkii uu jiifay ayuu ku geeriyooday, waxaana Dowladda Fedaraalka lagu eedeeyay iney si xun ula dhaqantay.

Ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaa wiil uu dhalay Sheegoow horay ugu dilay magaalada Muqdisho, xilli ay rabeen iney gacanta kusoo dhigaan janaraalkan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.