Monday, April 7, 2025
HomeAll NewsKaalin Intee La'eg Ayuu Faransiisku ku Leeyahay Gumaadka ka Socda Qazza?

Kaalin Intee La’eg Ayuu Faransiisku ku Leeyahay Gumaadka ka Socda Qazza?[WARBIXIN]

Maamulka Yahuudda ayaa waxa uu gummaad wuxuushnimo ah ka wadaa magaalada Qazza, waxaana maalin waliba uu halkaasi ku xasuuqaa dad rayid ah.

Dowladaha reer-galbeedka ayaa kaalin weyn ka qaadanaya gumaadkaaan foosha xun ee ay Yahuuddu ka wado Qazza, waxaana dowladahaasi kamid ah Faransiiska.

Haddaba kaalin intee la’eg ayuu Faransiisku ku leeyahay xasuuqa ka dhanka ah ehelkeenna ku sugan Qazza? ku dhageyso warbixintaan hoose.

Halkaan ka Degso Warbixinta Qazza

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.