Thursday, June 19, 2025
HomeUncategorizedKaalin Shidaal oo Laga Hirgaliyay Magaalada Jamaame ee Jubada-hoose.

Kaalin Shidaal oo Laga Hirgaliyay Magaalada Jamaame ee Jubada-hoose.[WAREYSI]

Degmada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose ayaa waxa ay mudooyinkii lasoo dhaafay ku taallaabsaneysaa horumarro dhan waliba ah.

Magaalada ayaa waxaa laga hirgaliyay kaalin Shidaal, waxaana wareysigaan la yeelanay Cabdi Caziiz Muxyidiin Cabdiraxmaan oo ah howlwadeennada Carwo Suxeyfa oo hirgelisay xarunta kaalinta Shidaalka.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.