Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsKacdoon wadayaasha Suuriya oo ku Dhawaaqay Howlgal Milliteri oo ka dhan ah...

Kacdoon wadayaasha Suuriya oo ku Dhawaaqay Howlgal Milliteri oo ka dhan ah Nuseyriyada.

Wararka ka imaanaya wuqooyiga dalka Suuriya ayaa ku waramaya, in kooxaha Kacdoon-wadayaasha ay ku dhawaaqeen howlgal milliteri, oo ka dhan ah Nuseyriayda iyo Rawaafidda ku sugan qeybo kamid ah gobolka Xalab.

Taliska ciidamada Al-Fatxul Mubiin oo ah kutlo ay ku mideysanyihiin inta badan kooxaha Kacdoon-wadayaasha ee wuqooyiga Suuriya, ayaa billaabay howlgalkan, waxayna sheegeen iney halista malleeshiyaadka Nuseyriyada iyo Rawaafidda kaga fogeynayaan deegaannada xorta ah ee wuqooyiga Suuriya.

Halkan ka dhageyso Falanqeyn ku aadan weerarka iyo natiijada illaa iyo hadda la ogyahay.

Halkaan ka Degso Falanqeyn- Howlgalka cusub ee Wuqooyiga Suuriya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.