Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsKalluun aad ufarabadan oo Shalay Kusoo Caariyay Xeebaha Gobolka Bari.

Kalluun aad ufarabadan oo Shalay Kusoo Caariyay Xeebaha Gobolka Bari.[DHAGEYSO]

Kalluun aad ufarabadan ayaa maalintii shalay kusoo caariyay xeebaha gobolka Bari, gaar ahaan inta udhaxeysa magaalada Boosaaso iyo degaanka Mareero.

Kalluunkan ayaa tiradiisa rasmiga ah la haynin balse waxaa la hubaa inuu aad farabadan yahay, waana nooc gaar ah oo kamid ah kuwa badda ku jira loona yaqaan Hombobaro ama Dolphins.

Maamulka la baxay Puntland ayaa ka hadlay kalluunkan, waxayna sheegeen in baaritaan lagu sameynayo waxa sababay inuu sidan ugu soo caariyo xeebta badda.

Dadka ayaa loogu baaqay ineysan cunin kalluunkan, maadaama aysan ogeyn waxa ku dhacay.

Halkaan ka Degso Warka Kalluunka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.