Friday, April 18, 2025
HomeAll NewsKenya oo Burburisay Xarumo Ganacsi oo ku Yaalla Magaalada Wajeer.DHAGEYSO]

Kenya oo Burburisay Xarumo Ganacsi oo ku Yaalla Magaalada Wajeer.DHAGEYSO]

Dadka ku dhaqan dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya ayaa wajahaya dhibaatooyin kala duwan oo ay kala kulmayaan xukuumadda Nairobi.

Xilli habeen bar ah ayay Dowladda Kenya waxa ay burburisay xarumo ganacsi oo badankood ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Wajeer ee ku hoos jirtay gumeysiga Kenya.

Mid kamid ah ganacstada laga burburiyay xarumahooda ganacsi ayaa ka warramay dhibaatada ay kala kulmeen dowladda Kenya.

Halkaan ka Degso Warka Wajeer

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.