Friday, June 6, 2025
HomeAll NewsKenya oo Sheegtay inuu Socdo Wadahadal ku Saabsan Sidii Shisheeyaha Looga Saari...

Kenya oo Sheegtay inuu Socdo Wadahadal ku Saabsan Sidii Shisheeyaha Looga Saari Lahaa Soomaaliya.

Ra’iisulwasaare ku Xigeenka Kenya ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dowladdaas ayaa sheegay inuu socdo wadahadal ku saabsan sidii ciidamada shisheeye looga saari lahaa Soomaaliya.

Xukuumadda Nairobi ayaa walaac xooggan ka muujineysa maalgelin la’aanta oo wajahayo duulaanka ay shsiheeyaha Afrikaanta ah ku joogaan Soomaaliya ee magaciisa loosoo gaabiyo AUSSOM.

Ra’iisulwasaare ku Xigeenka Kenya ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dowladdaas ninka lagu magacaabo Musalia Mudavadi ayaa sheegay in duulaanka magaciisa loosoo gaabiyo AUSSOM uu wajahayo caqabado dhaqaale ba’an, iyadoo aan wali la helin maalgelintii ay waxa loogu yeero beesha Caalamka uballan-qaadday.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.