Xukuumadda Nairobi ayaa aad uga walaacsan guuldarrooyinka isdaba jooga ah ee ay la kumannaanka ciidanka Dowladda Fedaraalka, waxayna ka cabsi qabtaa in haddii si dhameystiran looga adkaado ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weeraro laayaan ah ka fuliso gudaha Kenya.
Waxay kaloo Dowladda Kenya ka walwalsan tahay inuu hoos udhac ku yimaado dhaqaalaha wadnakaasi, haddii ay sii kordhaan weerarada lala beegsanayo ciidankeeda.