Sunday, May 4, 2025
HomeAll NewsKenya oo Walaac ka Muujisay Weerarada Al-Shabaab ee Kusii Kordhaya Lamu.

Kenya oo Walaac ka Muujisay Weerarada Al-Shabaab ee Kusii Kordhaya Lamu.

Mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Nairobi oo la hadlay warbaahinta, ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan kororka weerarada ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fulineyso gobollada Mandheera iyo Lamu.

Taliyaha Booliska Lamu Wesley Koech ayaa xaqiijiyay in ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay hawlgallo ka wadaan gobolkan ay dhinac ka qoyso badwaynta Hindiya, waxaana hadalkiisa laga dheehanyay walalka ay ku hayso arrintaasi iyo cabsida uu ka qabo iney sii kordhaan weerarada Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fulinayaan halkaasi.

Halkaan ka Degso Warka Walaaca Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.