Tuesday, April 8, 2025
HomeAll NewsKhasaaraha Askartii Lagu Dilay Kamiinkii Hareeri Caadle oo Kordhay. .

Khasaaraha Askartii Lagu Dilay Kamiinkii Hareeri Caadle oo Kordhay. [Faafaahin].

Waxaa sii kordhay khasaaraha ciidamada Dowladda Fedaraalka ku gaaray kamiinkii shalay ka dhacay deegaanka Hareeri-Caadle ee dhaca inta u dhexeysa degmada Balcad iyo mgaalada Muqdisho.

Tirada dhimashada ee askarta Dowladda Fedaraalka ayaa gaartay 16 askari, halka dhaawacuna marayo 12 kale.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.