Monday, June 16, 2025
HomeAll NewsKhasaaraha ka Dhashay Duqeymaha ay Iiraan ku Garaacday Yahuudda oo sii Kordhay.

Khasaaraha ka Dhashay Duqeymaha ay Iiraan ku Garaacday Yahuudda oo sii Kordhay.

Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ayaa wali wada duqeymaha culus ee ay ku garaaceyso dhulka uu xoogga ku heysto maamulka Yahuudda oo ay ugu horreyso magaalada Tel-Aviv.

Xalay illaa iyo maanta waxa ay Iiraan duqeymo culus la beegsatay maamulka Yahuudda, waxaana ka dhashay khasaare xooggan oo isugu jira naf iyo maal intaba.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.