Monday, April 7, 2025
HomeAll NewsKhasaare Culus oo Ciidanka Dowladda Fedaraalka Ku Gaaray Dagaallo ka Dhacay Duleedka...

Khasaare Culus oo Ciidanka Dowladda Fedaraalka Ku Gaaray Dagaallo ka Dhacay Duleedka Ruun-Nirgood.

Dagaallo lagu jabiyay ciidanka Dowladda Fedaraalka ayaa maanta ka dhacay duleedka degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Sh/Dhexe.

Ciidamadii Dowladda Fedaraalka ee duulaanka ahaa ayaa la gaarsiiyay khasaare xooggan, waxayna ucarareen dhanka degaanka Nuur Dugle ee isla gobolka Sh/Dhexe.

Xilligan si buuxda waxaa degmada gacanta ugu haya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku sugan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.