Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsKhasaare Hantiyeed oo Ka Dhashey Dab ka Kacay Suuqa Labaad ee Ugu...

Khasaare Hantiyeed oo Ka Dhashey Dab ka Kacay Suuqa Labaad ee Ugu weyn Muqdisho.

Dab xoogan oo basbeeliyay xarumo ganacsi ayaa ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn Muqdisho oo ah Suuq-Bacaad.

Qaar kamid ah ganacsatada ku hanti beeley dabka oo warbaahinta la hadlay ayaaa sheegay, in khasaaraha ka dhashey dabka uu yahay mid xoogan, hase ahaatee ay sabarsanyihiin, Allaahna weydiisanayaan bedel kheyr qaba.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.