Monday, May 19, 2025
HomeAll NewsKhasaare ka Dhashay Dad ay Kaawo Kula soo Duntay Xaafad Katirsan Muqdisho.

Khasaare ka Dhashay Dad ay Kaawo Kula soo Duntay Xaafad Katirsan Muqdisho.

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay kaawo kusoo duntay dad ka shaqeynayay, taas oo ku taalla Xaafadda Waxar-Cadde ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa tilmaamaya in kaawada ay soo duntay xili aysan halkaas kasoconin wax shaqo ah, iyadoona ay goobta ku waxyeelloobeen labo rux oo mid kamid ah dhintay midka kale uu dhawac garaab ah soo garay.

Qaar kamid ah dadka ka shaqeeyo kaawada ayaa waxay shegeen, in wixii kadambeeyay roobabkii xoogganaa ee ka da’ay degmooyinka Muqdisho ay kaawada billawday iney soo dunto islamarkaana aysan shaqadu u socon si wanaagsan.

Halkaan ka Degso Warka Kaawada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.