Sunday, April 20, 2025
HomeAll Newskhasaare ka Dhashay Weerarro Lagu Qaaday Saldhig ku Yaalla Duleedka ,Muqdisho.

khasaare ka Dhashay Weerarro Lagu Qaaday Saldhig ku Yaalla Duleedka ,Muqdisho.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar toos ah iyo duqeyn waxay la beegsadeen, saldhig askarta Dowladda Fedaraalka ka sameysteen degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.

khasaare ayaa ka dhashay weerarkan, wuxuuna isugu jiraa dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askartii la weeraray.

Tirada hordhaca ah ee dhimashadada ayaa waxay mareysaa 2 askari, dhaawacuna waa mid kale.

Waxaa suuragal ah in khasaaraha ciidanka Dowladda Fedaraalka ku gaaray weeraradan intaasi uu kasii bato, maadaama xilli habeen ah uu dhacay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.