Saturday, July 19, 2025
HomeAll NewsKhasaare Nafeed oo ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidamo Kawada Tirsan Maamulka Puntland.

Khasaare Nafeed oo ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidamo Kawada Tirsan Maamulka Puntland.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku dagaallamay askar kawada tirsan maamulka la baxay Puntland ee uu hogaamiyo Siciid Cabdullaahi Deni.

Dagaalkan oo ahaa mid khasaare dhaliyay ayaa wuxuu ka bilowday is maandhaaf la xiriira maandooriyaha qaadka, waxaana uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Israsaaseynta oo qaatay saacado ayaa waxaa ku dhintay askari katirsan maamulka la baxay Puntland, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale iyo qof shacab ah.

Halkaan ka Degso Warka Boosaaso

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.