Thursday, June 5, 2025
HomeAll NewsKitaab la Xiriira Culuumta Luqadda Cabariga oo Ganacsato Loogu Soo Gabgabeeyay Saakow.

Kitaab la Xiriira Culuumta Luqadda Cabariga oo Ganacsato Loogu Soo Gabgabeeyay Saakow.

Kitaab la xiriira Culuumta Luuqadda Carabiga ayaa lagu soo Gebegebeeyay magaalada Saakow ee gobolka Jubbada Hoose, kaasoo loo akhrinayay Ganacsatada magaalada.

Munaasabaad ka dhacday gudaha magaalada Saakow ee gobalka Jubada-dhexe ayaa ganacsatada loogu soo gabagabeeyay barashada kitaabka.

Halkaan ka Degso Warka Saakow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.