Friday, April 25, 2025
HomeAll NewsKoox Burcad ah oo Dhalinyaro Soomaali ah ku Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Koox Burcad ah oo Dhalinyaro Soomaali ah ku Dilay Dalka Koonfur Afrika.[DHAGEYSO]

Kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa gudaha dalkaaasi ku dilay 2 wiil oo Soomaali ah, kuwasoo kamid ahaa ganacsatada Soomaliyeed ee ku nool dalkaasi.

Dilkaan loo geystay labadaan wiil ee dhalanyarada ahaa ayaa si gaar ah uga dhacay, deegaanka kraaifontein oo hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, waxaan lagu dhax dilay gudha xarun ganacsi oo ay halkaasi ku lahayeen.

Kooxha barcada ee dilka geystay ayaa lagu soo waramayaa in ay goobta isaga baxsadeen, kadib markii ay dileen labadai wiil, waxaana ay xarunta ganacsiga kasii qateen lacago iyo agabyo kale oo muhiim ah, sida ay sheegeyaan dad goobjogayaal ah.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.