Saturday, April 19, 2025
HomeUncategorizedKooxaha Muqaawamada Filastiin oo ka Horyimid Dalab ka Yimid Maamulka Yahuudda.

Kooxaha Muqaawamada Filastiin oo ka Horyimid Dalab ka Yimid Maamulka Yahuudda.[WARBIXIN]

Maamulka gumeysiga Yahuudda ee xasuuqa daran ka wada magaalada Qazza, ayaa waxa uu wadaa qorshe uu kusoo furanayo maxaabiista ku jirta gacanta Muqaawamada, iyo in uu hub ka dhigis ku sameeyo kooxaha wax iska caabinta.

Qorshahaan oo uu usoo dhiibay Dowladda Masar ayaa waxaa gabi ahaanba gaashaanka udaruuray kooxaha Muqaawamada ee Falastiiniyiinta, warbaahinta Yahuudda ayaana walaac xooggan ku muujisay in awood millatari lagu soo furto maxaabiistooda.

Halkaan ka Degso Warbixinta Yahuudda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.