Thursday, May 8, 2025
HomeAll NewsKooxda Tigreega ee TPLF oo Markale Hanjabaad Udirtay Dowladda Xabashida Itoobiya.

Kooxda Tigreega ee TPLF oo Markale Hanjabaad Udirtay Dowladda Xabashida Itoobiya.

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay magaalada Maqalla ee caasimadda gobolka Tigray ku shirayay hogaanka sare ee kooxda TPLF, kaasoo war-saxaafadeed kasoo baxay ay hanjbaad ugu direen xukuumadda Adis Ababa ee uu hogaamiyo Abiy Axmad.

Waxay sheegeen iney tallaabo qaadi doonaan haddii aan la fulin qodobo ay kasoo saareen shirkooda.

Xukuumadda Itoobiya ayey ku eedeeyeen ineysan diyaar u ahayn hirgelin heshiis ay horay ukala saxiixdeen, kaasoo ka dhacay dalka Koonfur Afrika.

Halkaan ka Degso Warka TPLF

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.